Duration 4:21

YA WAX U QABTEY YOUTUBLEYDA MALEYSIA LIICATO VS. ARIMAHENA

13 352 watched
94
952
Published 23 Nov 2020

Category

Show more

Comments - 127
  • F
    Farxad family oficiel4 years ago Nabiga (SCW ), Ayaa La Hadlay Abuubakar (Allah Haka Raali Noqdee) Wuxuuna ku Yiri:- Abuubakaroow Illaahey Raali Ahaanshahiisa Weyneed Baa kuu Sugnaatay, M arkaasuu Iska Ooyay Abuubakar Allah Haka Raali Noqdee, Oo Yiri: Raali Ahaanshahii Weyneed Ee Ilahey Waa Maxay? Markaas Ayuu Nabiga (SCW ), Yiri:- Illaaheey Khalqigiisa (Ummadiisa), Hal Mar Buu Is Tusaa Qiyaamaha Marka La Gaaro, Laakiin Abuubakaroow Jaceyl Uu illaaheey ku Jecel Yahay Mar kasta Adiga Wuu Iskaa Tusaa..
    Abdirahman Binu Cowf Allah (Haka Raali Noqdee), Wuxuu Yiri:- Waxaan U Imid Rasuulka (SCW ) Isagoo Sujuud ku Jiro, Aad Buuna Ugu Dheeraaday Sajuuda, Markuu Dhameeyey ka Dib Ayuu Rasuulka (SCW ) Yiri:- Jabriil Ayaa Ii Yimid, Wuxuuna Igu Yiri:- Qofkii kugu Salliyaa, Waan ku Salliyaa, Qofkii ku Salaamana
    Waan Salaamaa, ka Dib Ayaan Ilaaheey U
    Sujuudey Si Aan Ugu Mahad Celiyo.
    Kurbada Ku Hayso Allah Haka Qaado Hadad So Qortid (SCW ) Salallaahu Calayhi Wasalama. Siina Share Gareysid.
    Illaahow Qofkii Faafiya Muraadkiisa Aduun Iyo Aakhiro U Sahal, Illaahow Qofkii Faafiya Cadaabta ka Xuree, Illaahow Qofkii Faafiya Caafimaad Sii, Illaahow Qofkii Faafiya Guur Qeyr Qaba Usahal. Aamiin Ya Allah..
    Walaal Nagu Taageer Khayrka Iyo Wanaaga.
    ..
    ...Expand
    51
  • M
    Mo Mostaph4 years ago Hassan top-ka maleysia waa ku wataa nio another level dadkan cml waa lo bahan yhy. 11
  • K
    Kheyra Adan4 years ago Yess liicaato will fican iyo arimaheenaone love. 16
  • I
    ishqi weyne4 years ago Hhhh wan hurdaayy kulahaa waan kugu soocelinaa wlh caadi maaha. 4
  • M
    Maymun Mohamed4 years ago Liicato waa qof qalpi wanagsan dad umahad celiyay lponqof arky yaxye hunter axmed fg ma aqaan inuu isa ufuray iyo inkle qofka libin tisa lpo xaqiro. 4
  • I
    indho deero4 years ago Arimaheena and liicaato labadaba wa mcha allaah. 11
  • M
    Mulki Macalin4 years ago Liicaato waa qof wngsan wlhi noolow abwe team liicaato is moojiya he. 26
  • S
    Sacdiyo Cabdulle axmed4 years ago Liicaato waa wiil qalbi wanagsan runtii licaato keep going my brother. 4
  • H
    Hayaat Hassan4 years ago Liicato lajen waaye wlhi cadawgaa unolow abowe saaid ayan kujecel lahay. 7
  • M
    Mahad Abdirahman Abshir4 years ago Ma arkin ayaa iska leedahay
    yaxye hunter ayaa markasta umahad celiyo.
    4
  • L
    LEGEND YARE Official4 years ago Ajaanibta waad usartaan pls subscribe iyo like igucawiya. 7
  • S
    Sunduz Cabdi raxman4 years ago Mr liibaan aadan cali you tubarada. Bilad sii liicaato baan siin lahaa keep going nio waan kuwataa. 6
  • H
    Halimo Channel4 years ago Kip going wll qaali axmed turkiy please iy caawiy weliba allah dartiis. 2
  • M
    muniir ziimpa4 years ago Odaygan wuu xanun sanyahy ee mesha odayasha lagu xananeyo halageyo. 3
  • F
    FARHIA FAGADHE OFFICIAL4 years ago Arimaheena iyo liicaat0 youtuberda somaliya iyaga dad badan by la mid aheen waa dad dadka caawiya m. A. 6
  • M
    Munira Adam4 years ago Abowe dadka ha haqirin lii iyo muniirbo wey caawiyeen. 14
  • K
    k tamale4 years ago That' s very nice of you brother
    lee cato is amazing human being and he is gentlemen to.
    3
  • A
    abshir Enjoya4 years ago Shaatigaan kaliya maad qabtaa axmadow. 13
  • M
    Moomo Moha4 years ago Masha allah walahi axmed turki waa qof qalbi wanagsan hormar wacn masuul. 3
  • A
    Abdirazak .A4 years ago Kkk ninka kaliya talintigisa kujooga youtebka wn kuwadanah. 1
  • A
    Ali Cabdi4 years ago Malaysia hadaan imaado i. A wnku soomaridoonaa wllhi marnaba haniya jabin. 1
  • S
    Sadaam abdullaahi Maxamed4 years ago Xigmad yar lee ka faidesta runti mahadsanid. 1
  • N
    Nimco Ladan4 years ago Wll axmed turki wxd tahy qof qimo leh wn runtaa liicaato hortii manan aqoon.
  • Z
    Zubeyr & Istaahil4 years ago Please asaxabta ku xiran ahmed turki aan garsiino 10k. 1
  • B
    boqorada somalida4 years ago Liicato wa nin rageed geesiya dadbadanbaa ku abaal dhacay.
  • H
    Hanaa family4 years ago Alle drtii subscribe igu saar plz ifkaa lagu yahy wll.
  • A
    Ayishaa Love4 years ago True lii cato is a good person, and very smart guy unlucky muniir, he thinks he is better and bigger then everyone else, lii cate keep going walalo.
  • K
    kalsoon xaji4 years ago Asad hadu garasho u leeyahay xusen pepe ayu wax u qawan laha iska da qofkale walhi asad ilahow yan u baahanin tuugsi iyo oohin been ah. 1
  • A
    Armaan Studio4 years ago Please 1k subscribe wax yar ayaa iiga dhiman ee igaar siiya please azxapta ahmed turk.
  • F
    Faarax Warsame siidoo4 years ago Waa iska hadashay muniir inta uu caawiyey ayaa ka badan. Mise wuu kugu adkeeyey u maleenaa. 5
  • M
    mubarak ahmed4 years ago Team enjoy miyaa mise nuuradiin kl aay kusocotaa kk. 1
  • L
    LEGEND YARE Official4 years ago Ajaanibta waad usartaan pls subscribe iyo like igucawiya 20quf igadiman igarsiya pls subscribe.
  • D
    dhalinyarada Instagram & ugu shidan4 years ago
    ,
    ..
    1
  • D
    dhalinyarada Instagram & ugu shidan4 years ago
    ,
    ..
    1
  • D
    dhalinyarada Instagram & ugu shidan4 years ago
    ,
    ..
    1
  • D
    dhalinyarada Instagram & ugu shidan4 years ago
    ,
    ..
    1
  • D
    dhalinyarada Instagram & ugu shidan4 years ago
    ,
    ..
    1
  • D
    dhalinyarada Instagram & ugu shidan4 years ago
    ,
    ..
    1
  • D
    dhalinyarada Instagram & ugu shidan4 years ago
    ,
    ..
    1
  • K
    Kifah Said Mohamed4 years ago Hhh aniga mrkay liicato iyo muniir yimadeen waxn bartey fadil dum, sayga cade, ahmed fj inkastoo aan ahmed fj arimaheena ku arki jirey opera, ibra ka darba, hhh. 1
  • N
    Naciimo Ugbaad Channel4 years ago Ahmed turkish wa wii dacada runti keep going bro guul insha allh. 3
  • S
    Sheymaa sharaf4 years ago Xaqiiq lii caato waa kan so soo saaray inta badan yutubrada malesia intuusan imaan kahor adna iyo arimaheena kaliya joogay lkn hada wax kabadan 100 youtubar ayaa joogo wana wado uu ufuray isaga. 3
  • U
    Uma Axmed4 years ago Masha allah walalkey qof aqyar aya tahay.
  • A
    Amuun Beaty Official4 years ago Saxiibyal subscribe i sara youtube keyga walal hayga hagran igarab istag.
  • Z
    Zubeyr & Istaahil4 years ago Manshallah horey usoco wll qali oo aan jecelahay.
  • M
    Mohamed Hassan Saney4 years ago Taas been maaha lii caato iyo muniir aya soo saray youtuberska malaysia.