Duration 14:34

Wararkii Udanbeyey Qaramada Midoobe Oo Laga Aqoonsaday Somaliland

16 044 watched
0
436
Published 1 Oct 2020

ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #ARABSIYO

Category

Show more

Comments - 110
  • @
    @ibrahimhassan17474 years ago Guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul
    Waddankayga aduunka aan ugu jecelahay ee dalka jamhuuriyada Somaliland 💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💝💝💝💝💞💞💞💓💓💔💔💔💔💘💘💘💘💘💘💘💘💘💝💞💓💓💓💓💓💓💞💞💞💘💘💝💝💟💞💓
    15
  • @
    @friendly-zp6np4 years ago Maashaa ALLAAH
    Intaa in ka badanna waanu ka sugaynaa.
    9
  • @
    @Maryam-bu2xp4 years ago Masha Allah to Somaliland people and government. 💚❤🤍💫💫💫💫💫💫👏👏👏🙌🙌🙌🙌🙌🙌 Allah know best inshaAllah 14
  • @
    @samsamhussein93164 years ago Gùuuuuuuul insha allah somaliland samirkaygii dheera guul ma dhalay
  • @
    @guledfrance2834 years ago Maashalah Guul Ayey U Tahay Somaliland
  • @
    @fadumoyusufmuse77804 years ago Mnsha Allah guul iyo gobonimo somaliland 3
  • @
    @umalkhyremohamed53084 years ago mansha allah guul waarka waan sugayeey tartiid ayaa loo aqoonsanaya wooooow
  • @
    @aminaali68924 years ago Mansha allaah alla mahad leh
    Me farmaajo nin iallah leh loma dardaar weliyo Somaliland illahaay baa ilashanaaya calamkana uu qaasbaaya
    4
  • @
    @mahadjama35974 years ago MAANSHA'ALLAAH HAMBALYO QARANKA JAMHUURIYADA BARAKEYSAN EE SOMALILAND IYO XISBIGA KULMIYE HAMBALYO
  • @
    @warsamesheikh82464 years ago SOMALILAND WAA DHULKII SOMALIDA..WAA DADKA UGU SOMALINIMO JECEL WAANAY HELAYAAN DAWLADNIMADOODA BUUXDA 7
  • @
    @Hoodoayaan20004 years ago Mashalaah somaliland guul marhadii la'aqoonsadey mama somaliland horeba waxey ugujirtey maamka aduunka somaliland guul.
  • @
    @ibrahimsanyare31424 years ago Aqoonsigii somaliland oo Ka dhex qosley khariirada somaliland waa guul soo wada aqoonsigii dawladnimo 1
  • @
    @abdullahiomarali52414 years ago Hadduu Farmajo ku ooyi donaa qarmda midoobey adunak waa aqoonsanyahey somaliland madamaa aan la qarin karin dad dhan oo nool oo dawladu u dhantahey 4
  • @
    @caliawcabdiaskar89264 years ago Waaaaaaaaaaaaa guuuul kiii ka xun yuuuna dawn 3
  • @
    @warsamemahmoud87064 years ago Mansha Allah somaliland guul bay gaadhay ay ugu mahadnaqayso Allah oo kaliya. Somaliland cadawgeedaa badan taasbaanay u guulaysataa mar walba waayo daacadi ma hungowdo 1
  • @
    @Hoodoayaan20004 years ago Madaxweyne kanasiibbadan oo soomarey somaliland muuse bixi majiro mashalaah somaliland guul
  • @
    @mohammedmohamudhamed99794 years ago Mashallah!!! That's good news in the right a matter of fact Somaliland attained it's independence on 26th June 1960 while Somalia got independence on 1st July 1960. So the truth is Somaliland became a sovereign country before Somalia became independent. Somaliland is not Somalia!!! ...
  • @
    @abdiidiris62134 years ago Waan sugayay dhwaan cadcaad sacan laguma qarnkaro guushu way iman farmaaja furay markhaatiga viiva soomlilaan samirku wasde salfudadku xaawuu janadii kasaree saxrlaay hafududaan samiryeelo waliaa viiva soomlilaan 3
  • @
    @fathuma35734 years ago Maansha allaah dadka ŕeer soomaalila caqli iyo garasho kufilan ayaa rabi siiyey ragu wey isqabtaan oomaahmah Ayaa tidha qoodh qardoofo madeyso Allaaya cisag xaalkodu waa lafta jabi xaragana hakatagin ilahay kheyrka hayna waafajoyo alxamdu liaah ...
  • @
    @bossman10244 years ago Waxad jeceshahey ayad KU warantey wariye
  • @
    @startime36344 years ago waxba ha niyasanina wax aqoonsi ah halimaysiin riya baad ku jirtaan
  • @
    @engabdurashiid93714 years ago waar allaa ina aqoonsane iminkuu xaasidka farmaajo hayaddaa u tegi oo odhan ka saara khariiradane maxaad u xasuuusisay arabsiyo
  • @
    @khadaromar34044 years ago Madax wayne ku xigeen qaliya mr saylici wlhi waa geesi allaw xuman ka dhawr
  • @
    @fathuma35734 years ago Soomaalilan waa ala wateen wahel uma baahna xasad soomaali ay ku haysona Karaarmooyane kufniin haka sugin adoomaha foododa ilaahay ayaa haya cida uu udirana wey u shaqeynayaan mahad ilaahay ayaale haynahadeeyow
  • @
    @ibrahimsanyare31424 years ago itoobiya iyo maraykanka oo u heshiyey somaliyada konfureed inay qabsadan bad iyo bari hub casriya la siiyey itoobiya kiineyana hoosa ahaan Aya loo siiyey madama oo ay somaliya hurgufi Ka dhexayso konfuta somaliya waa la qabsaday qadaadwayn Allah ha u naxariisto intay somaliland afka Ku soo taagayeen oo ay kaga murmaayeen aqoonsigeedii haysatay midawgii Ka hor oo ay uga bahatay inay dib uga hesho caalamka iyo somaliya oo aan xayiri karayn aqoonsiga somaliland laakiin fududay karta ama dadajinkarta laakiin la,aanteed waa imanaya waayo imika wakhigii baa Ku dhawaaday ixtiraafkii sidu barmaajo sheegay ee u yidhi sodon sano ayey somaliland ixtiraaf raadinaysay oo macnihii ah meel ay midnimo danbe ugu soo noqdan ma joogan marka waxa inala gudboon hadanu nahay dawladii konfureed ineynu Ku tageerno qadiyadooda gooni isku taaga ee dawlad madaxbanaan ... 1
  • @
    @Iskudhoon4 years ago بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    ORTA HADDII AY ISKUTANAASUULEEN WAA GUUL KULMIYE AHAAN....LAAKIIN WAXAAN U SOO JEEDINLAHAA DHAMAAN XUSBIYADA WADANKA IN LAGA GUDBO INTAAS AYAAN U SOO TACABIRAY AMA INTAAS OO SANADOOD AYAAN KU SOO JIRAY...XISBIGA AMA FIKIRKA XISBIGA QOF AMA DHOWR QOF AYAA ASAASAA LAAKIIN XISBIGA WAA IN LOO SINAADO HADDII KALE MA NOQONAAYO XISBI....WAA IN MAR AY DHALIILI TIMAADO SHIR LA QABTO OO QOF WALBA OO MEMBER AHI UU ISKU SOO SHARIXI KARO LAAKIIN HADDII LA YIDHAAHDO KAA ANIGU AYAA LEH KAANA HEBEL BAA LEH.....MARKAA XISBINIMADII DHIMATAY .. ...
    1
  • @
    @maxamedbarre43094 years ago Horta qoladan reer absiyood waxay caadayseen been cad oo aywixii aysoobandhagayaan aykuladhaan iyo somaalilaand aywaxaydoonaan kusooqaataan waar beentu waadenbi wixiixaqiiqo ah uunsheega 2
  • @
    @halimamumin36434 years ago Af dheeridiina ayaa Somaliland la hadhey. Fadlan faanka wax u dhimeyaa dalka barakeeysan inaga daaya.
  • @
    @baashaal67784 years ago Waaryaara Visa Sheffield baan doonayaa, Safaarada Sheffield ee Hargeysa xagey bey ku taalaa. Tolow ma Axmed dhagax bey aheyd mise 26ka june. 😁😁😁👍 4
  • @
    @aishamohamed72874 years ago Gowalka hargesa waxuu ka tirsan yahay somaliya ships dhuso
  • @
    @aishamohamed72874 years ago Borama scalable billings wada khadra dokhomo 32 Dani waxba Kumar hesiin dokhomo sopoot madaxwene farmaajo dokhomo hargesa wax in yahay malehe
  • @
    @rashiidxasan23874 years ago Waxan ben badana arabsiyo lama dawaan karo ben bay ino so dhigan 2
  • @
    @waalayaabaywaalayaabay91304 years ago Fake dream. You must be. Drank 🍷 keep dreaming. Murqaan la nd.
  • @
    @SultanAhmed-et3vc4 years ago Reer muuse qajila dawladi ma jirto ee waa xaafad muuse 1
  • @
    @fadumanhujgggjkk49454 years ago Beenaaaale beenaale qabiil qaran Noqo n maayo hadaalin
  • @
    @SultanAhmed-et3vc4 years ago Af hayeenka muuse maxad ka sheekayneysaan,xaafadland isla yaaba , wax la dhegaysan karo meesha kuma heysaan