Duration 10:46

Macmacaanka ciida xalwo aad u fudud una macaan waqti badana kaa rabin

1 744 watched
0
89
Published 23 May 2020

Asc asxaabta quruxda badan soo dhawaada Plz #subscrabe #like #commente #share Soo dhawaada asxaabta maanta waxaan idiin wadaa xalwo macaan aadna u fudud waqti badan iyo ilaalis badan kaa rabin ka faaiideeysta asxaabta Waxa eey ka koobantahay Ingredienti :- 2 kiilo sokor 2 liitar biyo cad 6 xabo joos 1 koob biyo cad caleenta ku kariye 2 caleenta shaaxa 1 litar saliid cadeey Qaandada afkeeda hore food kalar gaduud Qaandada afkeeda hore food kalar orangi Qaandada afkeeda hore biyo liimo dhanan Qarfo shiidan ilaa intaa adì rabto caraf Loos intaa adì rabto Aad iyo aad ayaad u mahadsantahiin waxqtigiina quruxda badan asxaabta Soo dhawaada Instagram:- bella_moha Snapchat:- reekha143

Category

Show more

Comments - 32